Akhriso War Farxad Leh Oo Kasoo Baxay Shirkii Madaxda Islaam-ka Ee Turkiga....
AQRISO War farxad leh, Shirka Madaxda Islaamka, Erdogan Oo Canaantay Madaxda Islaamka... Bal wax badan Ogow allahu akbar
• SHIRKII OO FURMAY ?
Maanta oo arbaco ah waxaa magaalada Istanbul ka furmay shirka madaxda islaamka oo uu Madaxweyne Erdogan isugu yeeray si looga hadlo arinta Qudus
Dowladaha Mareykanka iyo Yahuuda ayaa si weyn ula socday shirka.
• MEEQO DAL AYAA XAADIR AHAA?
57 madaxda islaamka ayaa xaadir ku ahaa istanbul, waxaa kamid ah madaxweynaha Waqooyiga Sudan Cumar Xasan Al Bashiir iyo madaxweynaha Somaliya Farmaajo iyo dhamaan madaxweyne kasto oo muslim ah
• QUDUS WAA CAASIMADA FALSTIIN
Madaxweynaha Erdogan oo qudbadii ugu horeeysay qaatay ayaa si cad madaxda islaamka ugu sheegay in magalada Alle uu barakeeyay ee Qudus ay tahay ayna ahaan doonto caasimada Falastiin
Waxeyna madaxda islaamka oo dhan isku raaceen in Qudus aan laga gali karin gorgortan
• MAREYKANKA HAKA BAXO AFAARAHA QUDUS
“Waxaan hortiina ka cadeynayaa in Trump iyo Mareykanka ay faraha kala baxaan arimaha Qudus. Waa digniin aan u direeyno”
“Qudus waa caasimada islaamka iyo walaalaha Falastiin, wallahi baan ku dhaartay cadaab ayaan ku muteysan karnaa hadii Yahuuda ay Qudus u noqoto caasimadooda”
Hadalkaan waxaa hoolka shirka ka jeediyay Erdogan oo ah Gudoomiyaha ururka madaxda islaamka sanadka 2017-2018
• ISRAEL WAA ARGAGIXISO, SABAB?
Madaxweynaha Erdogan ayaa hogaamiyaasha islaamka hortooda ka sheegay in Yahuuda ay yihiin maamul goboleed argagixiso ah.
“Waxa ay isku dayayaan in ay dhacaan caasimada islaamka, waxey maalgaliyaan Daacish si wadamada islaamka uga dhigaan meel burbursan”
“Waa argagixiso Israel, ma ahan maamul lala hashiin karo. Waxaan idinku dhiiro galinayaa in xiriirka loo jaro hadii arinta sidan ay ku socoto”.
• DAL HALOO AQOONSADO FALASTIIN
23 qodob ayaa laga soo saaray warsaxaafadeedka kasoo baxay shirka madaxda islaamka, waxaa qodobka 19aad la isku raacay in hogaamiyaasha dalalka islaamka ay Falastiin u aqoonsadaan dal gooni ah
Inta badan madaxda islaamka wey u aqoonsan yihiin Falastiin in ay tahay dal lakin wali lama dhameestirin.
• FALASTIIN OO HADASHAY
“Waxaan rabaa inaan idin cadeeyo in yahuuda ay dil iyo kufsi kula kacaan haweenka asturan ee falastiin. walaalyaaloow Qudus ma ahan oo kaliya caasimadeena ee waa caasimad islaamka oo dhan leeyahay” sidaa waxaa yiri Maxamud Cabaas
• ERDOGAN OO CANAANTAY MADAXDA ISLAAMKA
“Meeqo ayaan halkaan ku fadhinaa? baleega, ma jiro qof naga maqan, sabab ayan u muujineynaa cabsi? sabab?”
“Hadii Mareykan uu inta meel soo istaagay yiri Qudus waa caasimada Yahuuda, anigana waxaan Qudus u aqoonsanahay caasimada Falastiin”
Kadib wuxuu yiri ma igu raacdeen, hoolka oo kaliya ay sugnaayeen madaxda islaamka ayaa halmar isqabsaday kalmada HAA
• “ALLE KA BAQA QUDUS AAN U ISTAAGNO”
Madaxweynaha Erdogan oo u muuqday mid careysan ayaa qof walbo oo muslim ah ugu baaqay inuu ka dhiidhiyo Qudus in ay caasimad u noqoto yahuuda
“Sidee noqon lahayd hadii yahuuda si rasmi ula wareegaan Qudus? waqtiga wuu nagu yarhahay yaa muslimiin”
“aan la dagaalno, hadii aan la awoodin, aan af kula dagaalano, hadii aan la awoodin, aan nacladno. Naclatullah”... sidaa waxaa yiri Racep Tayyib Erdogan (share please)
Hadii aad aqrisay qoraalkan soo qor Allahu akbar 😭naclatullah yahuud
Allow qudus xor ka dhig, allow Qudus gacanta islaamka soo gali aamin yaa rabbi.. walaal alle dartii u share garey qormadaan
Waxaa Qoray: Idiris Abdulkadir Alteeso
Share - Sii faafi

FIKIRKAAGA HALKAAN NOOGU REEB ADIGOO ISTICMAALAYA
FACEBOOK COMMENTS