War Deg Deg:

XAASKIISA AYUU DILAY ASIGOO SEDEX BIL QABO. YAAB!!! |SHARE GAREE.

Like Saar

#Argagax Iyo Calool Xumo Ka Weyn Miyaa Jirta Nin Marwadii U Dhaxaysay Dunida Dhaafinaya..
#Muxubo Maxamed Guure Waxay Ka Mid Aheed Hablaha Soo Kacaya Ee Ku Nool Magalada Kismayo Ee #Jubbaland.

3 Bil Ka Hor Bilowgi Sanadkan Ayeey Aheeed Maalin Uga Duwan Maalmaha Kalle Waa Maalintii Ay Ka Baxday Kalinimadda. Waa Maalin Ay Ka Soo Fogaatay Hoyga Walalaheed,hooyadeed Iyo Aabaheed Unna Soo Wareegtay Hoyaga Saygeedda.

Nasiib Xummo Xalay 14/April/2018 Ismaan Dhaaf Iyo Muran Soo Kalla Dhex Galay Lammanaha Waxaa Uu Nolasha Dhaafiyay Xaaskisa #Muxubo Oo Sida Ay Ehelada Muxubo Ii Xaqiijyeen Uu Ku Dhuftay Dhawr Xabo Oo Rasaas Ah Halkaasna Ay Ku Geeriyootay..

Falalka Noocaan Ayaa Caadi Ka Noqday Qeybo Ka Midda Somaliya Iyadoon Gacanta Lagu Soo Dhigeen Lanna Marsiinanyna Ciqaabtiisa Dambiilayasha Falalka Noocaan Ah Geesta Inta Baddan.
Dawlada #Jubbaland Waxaa Looga Fadhiyaaa Inay Talabadi Ku Habooneed Ka Qaadaan Cadaaladana Marsiiyaan Waa Haday Gacanta Ku Soo Dhigaaan.

F:g Ninka Dilka Gaystay Waxaa La Ii Sheegay Inuu Ka Tirsanyahay Ciidamada Dawlada #Jubbaland.
#Inaalilahi Wa Inaa Illeehi Raajicuun Qoyski Iyo Qarabadii Ay Ka Geeriyotay Sabur Iyo Iimaan Allaha Ka Siiyo.

No comments