War Deg Deg:

About Us | Nagu Saabsan

Magaceygu Waa Colaad Axmed Maxamed, Waxaan Ahay Wariye Qora Arimaha Bulshada, Halkaan Waa Majalad Aqoon Kororsi Oo Loo Aas-Aasay Wacyigilinta iyo Dhiirogilinta Bulshada Soomaaliyeed, Si Loo Hormariyo Dalka Iyo Nolosha Dadka Soomaaliyeed , Waxaa Halkaan Ku Qoraa Qormooyin Ku Baxa Luuqaddeena Afka Soomaaliga, Taasi Oo  Bulshada Soomaaliyeed U Leh Faa'idoyin Kala Duwaan.

 Majaladdan Waxaa Kusoo Bandhigaa Buugaag Iyo Qormooyin Gaagaaban Oo Ku Saabsan Dhiirogelinta Nolosha, Caafimaadka, Culuumta Diinta, Barashada Taariikhaha Dalkeena Iyo Wararka Gudaha.

Hadafkeyga  Waa Helidda Bulsho Fiyoow Oo Caafimaad Qabta, Lehna Aqoon Iyo Waaya Aragnimo Taariikhda Dalkeeda. Sidoo Kale Leh Aqoon Dhanka Diiniga Iyo Maadiga.

Waxaa Aan Jeclahay In Aan Bulshadeeyda Soomaaliyeed U Soo Gudbiyo Qormooyin / Maqaalo Cilmiyeysan Oo Si Heer Sare Ah Aan Usoo Diyaariyay, Wax Tarna U Leh Oo Ka Haqabtiraya Aqoontoodda Cilmiga Diiniga, Maadiga Iyo Tan Noloshooda Guud Ahaan.





No comments