War Deg Deg:

Wasiirka Waxbarashada Oo Xilka Laga Qaaday Maanta + Ogaaw Sabab

Like Saar
Ra’isulwasaare Kheyre ayaa saaka xil ka qaadis ku sameeyay Wasiirkii Waxbarashada C/RAXMAAN DAAHIR CUSMAAN.
Shalay ayuu sheegay in aysan aqoonsaneen dhamaam Jaamacadaha dalka ka jira oo ay ku jirto Jaamacadda Umadda.
Wareegto kasoo baxday xafiiska Ra’isulwasaaraha ayaa waxaa lagu shegay in xilkan uu sii heynayndoono Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Mudane C/raxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabir.
Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan oo la hadlay warbaahinta shalay ayaa sheegay in wasaaradiisu aaney aqoonsaneen jaamacadaha,sababo la xiriira tayada iyo in aan weli la wada fariisin balse hadalkan ayuu ka noqday kadib markii madaxda ka sareysa ay qoon sadeen ,maanta xilka ayaa laga qaaday .

No comments