War Deg Deg:

FxPrimus Market

 Waa Maxay Forex Trading?

Forex Trading Waa Fursad Ganacsi Oo Xor Ah, Qof Walbanaa Uu Qayb Ka Noqon Karo Haddii Uu Heli Karo Mobil Computer Iyo Internet.

Forex Trading Waa Ganacsi Soo Jiray Intii Ay Lacagta Warqada Ah Jirtay, Waana Ganacsi Jiri Doono Inta Dunida Ay Lacagi Ka Jirto, Waa Fursad Dadka Oo Dhan U Furan Balse Ay Hadda Fahamsanyihiin Dadka Taajiriinta Ah Iyo Kuwa Ku Nool Dunida Horumartay.

Ereyga Forex Trading Soomaali Ahaan Waxaa Lagu Macnayn Karaa, Isku Sarifka Iyo Kala Wareejinta Lacagaha Wadamada Kala Duwan Ay Leeyihiin, Waa Sariflihii Soomaalida Ee Lacagta Dolarka Inoo Sarifi Jiray Oo Loo Samaynayo Hab Online Ah Iyada Oo La Isticmaalayo Shabakada Internetka.

Hadii Aad Rabto Inaad Kamid Naqato Bahda Forex Trade Ee FxPrimus Waxaa Lagaaga Baahan Yahay Shuruudahaan Si Laguu Diiwaan Geliyo:

1. Passport Ama National ID

2. Bank Statement iyo Warqadda Swift Code-ka Ah

3. Account Mastercard Premier Bank Ama Mid Kale

4. $100 Ama Kabadan In Aad Dhigato Lacag Si Aad U Bilaawdo Shaqada

5. In Aad Furato Brocker ka FxPrimus Market Oo Ugu Fiican Markii La Eego Somaliya.

6. Si Aad U Furato Riix Sawir-ka Hoose


Hadaad Rabti In Aad Noqoto Trader Guleysta Waa In Aad Adan Galin Trade Badan,

Dadka Traders Waa Weyn Ma Trade Gareyaan Maalin Walba Maxaa yeelay Maalin Walba Opportunities Suuqa Ma Wada Wanaagsana Kaliya Suuqa Marku Wanaagsan Yahay Trade Garey, Kaddibna Iskaaga Bax Hadaad Rabto In Aad Noqoto Qof Guleysta Markaan Trade Ku Cusbaa Qaladaad-kaan Aniga Ayuu Igu Dhici Jiray.

Balse Markaan Qaatay Talada Dadka Igaga Horeye Aan Tijaabiye Waxaan Arkay In Aan Noqdo Qof Guleysta Alhamdulilah Taasina Waa Sababta Suuqa Hadaan Maalintaas Faa’ido Ama Qasaaro Waxaan Kula Kulma Ayaan Qataa Trade Kalana Magalo Hada Asxaab Badan Waan Siiye Taladaas Badankooda Wey Qateyn Weyna Ku Faa’ideyn Halka Qof Dhaga Adegaya Runta Asiga Arkayo. 

Hadaad Rabto Trader Guleysta Samey Sadax Qodob. 

1- Risk Management .
2- Discipline Waxa Laga Wadaa Suuqa Haku Laablabanin Halmar Waxaad Ka Hesho Kala Bax Qasaaro Iyo Faaido.
3- Emotions Waa Important In Aad Trade Is Raacsiinin Oo Maanta Dhan Fiirfirinin Hadii Kale Maskixiyan Ayuu Ku Sameynaya.






No comments