Shaacinta Natiijada Imtixaanka Fasalka 12-aad Ee Dugsiga Sare Sanad Dugsiyeedka 2021/2022
Wasaaradda Waxbarashada Hidaha Iyo
Tacliinta Sare Ee Xukumadda Federalka Soomaaliya Ayaa Shaacisay Natiijada
Imtixaanka Shahaadiga Ee Dugsiga Sare Oo Sanadkaan U Fadhiisteen 33,468 Arday.
Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada
Ayaa Sheegay In Sanad Dugsiyeedkaan 2021/2022 Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga
Sare Aay U Fadhiisteen 33,468 Arday,
Sidoo Kale Waxa Aay Wasaaraddu
Sheegtay In Sannadkaan Aay Ku
Baaseen Arday Gaareysa 32,325 Arday Oo U Dhiganta 96.6%, Halka Ay Ku
Dhaceen 1,143 Arday Oo U Dhiganta 3.4%.
Ardayda Ugu Badan Ee Sanad Dugsiyeedkaan 2021/2022 Ee Imtixaanka Ku Dhacay Ayaa Ah Ardayda Gobolka Banadir Wax Ku Barata, Waxana Imtixaanka Ku Dhacay Arday Gaareysa 1,100, Halka Wadarta Maamulada Kale Aay Tahay 43 Ardayda Dhacday Ah.
SHAXDA GUUD NATIIJADA ARDAYDA GOBOLKA BANADIR IYO DOWLAD
GOBOLEDYADA |
||||
Tt |
Dowlad
Goboleedyada |
Tirada
Ardayda |
Gudbay |
Haray |
1 |
Gobolka Banadir |
23,702 |
22,602 |
1,100 |
2 |
Galmudug |
2,333 |
2,326 |
7 |
3 |
Hirshabeelle |
2,081 |
2,075 |
6 |
4 |
Jubaland |
1,334 |
1,328 |
6 |
5 |
Koofur Galbeed |
4,018 |
3,994 |
24 |
Wadarta Guud |
33,468 |
32,325 |
1,143 |
SHAXDA GUUD EE ARDAYDA WILASHA IYO GABDHAHA U FADHIISTAY
IMTIXANKA |
||||||
Ardayda |
Tirada Guud Ardayda |
Tirada Gudubtay |
Tirada Hartay |
|||
Lab |
20,086 |
60% |
19,488 |
58.2% |
598 |
1.8% |
Dhedig |
13,382 |
40% |
12,837 |
38.4% |
545 |
1.6% |
Wadarta |
33,468 |
100% |
32,325 |
96.6% |
1,143 |
3.4% |
Ardayda Imtixaanka Gashay Sanadkaan 2022 Ayaa Waxa Aay Ku Kala Sugnaayeen Maamulada Dalka, Sida Gobolka Banadir, Koofur Galbeed Soomaaliya, Hirshabeelle Iyo Galmudug.
Bahda
Waxbarashada Ayaa Sheegtay In Imtixaanka Sanadkaan Wax Badan Ka Duwanaa
Imtixaanadii Sanadihii Hore , Waxa Aayna Intaa Ku Dareen In Wasaaradda
Waxbarashada Wax Ka Bedeshay Nidaamkii Hore Ee Imtixaaka Lagu Hagi Jiray,
Midaas Oo Sanadkaan Ardayda U Fududeysay In Imtixaanka Ku Baasaan Badanooda.
Natiijada
10-ka Arday ee Ugu Sareysa Imtixaaka Shahaadiga Sanadkaan Ayaa U Badan Ardayda Wax
Ku Barata Iskuulada Gobolka Banadir Ee Magaalada Muqdisho.
Shaxda 10-Ka Arday Ee Ugu Sareysa
Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 12-Aad Sanad Dugsiyeedka 2021/2022 .
TT |
R. LAMAR |
MAGAC ARDAY |
DUGSI |
M.GOBOL |
CELCELIS |
1 |
22927587 |
Khaalid Cabdullaahi Maxamuud Nuur |
Iftin W.Nabada |
Banadir |
92.86% |
2 |
22913764 |
Xuseen Axmed Xasan Cali |
Dhame Yasiin (Al-Anwar) |
Banadir |
92.71% |
3 |
22912097 |
Faadumo Ibrahim Cabdullaahi Aaden |
Khadija Model |
Banadir |
92.57% |
4 |
22404559 |
Shukri Farax Ibrahim Nuur |
Nasru-Diin |
H.Shabelle |
92.14% |
5 |
22921752 |
Huda Cabdullaahi Cabdi Cumar |
Turkish Ma’arif Hodan |
Banadir |
92.00% |
6 |
22504879 |
Cabdirisaaq Maxamed Cumar Axmed |
Al Faaruuq Ceelasha |
K. Galbeed |
91.97% |
7 |
22931061 |
Naciimo Axmed Maxamed Faarax |
Al-Imra International |
Banadir |
91.94% |
8 |
22810042 |
Mohamed Abdiwali Mohamed Dubad |
Gulwade |
Jubaland |
91.93% |
9 |
22202225 |
Axmed Cabdiraxman Axmed Warsame |
Camaara School |
Galmudug |
91.86% |
10 |
22913941 |
Maxamuud Xasan Cali Wardheere |
Dhame Yasiin (Al-Anwar) |
Banadir |
91.76% |
Shuruudaha Gudbidda Adayda Waxey Noqon Doontaa Sida Hoos Ku Qoran
1- In Ardaygu U Fariisto Ugu Yaraan 7 Maado Oo Kamid Ah Maadooyinka Imtixaanka.
2- In Celceliska 7da Maado Ee Ugu Sareysa Imtixaaa Adayga Aysan Ka Yaraan 50%
Nidaamka Dhibca Siinta Iyo Darajada Imtixaanka Waxey Noqon Doontaa Sida Hoos Ku Qoran.
Darajo |
A+ |
A |
A- |
B+ |
B |
B- |
C+ |
C |
C- |
D |
E |
F |
Dhibco |
90-100 |
90-94 |
85-89 |
80-84 |
75-79 |
70-74 |
65-69 |
60-64 |
50-59 |
40-49 |
20-39 |
0-19 |