War Deg Deg:

Baarlamaanka Pakistan Ayaa Xilka Ka Qaaday Raysal- Wasaare Imran Khan...

Like Saar

Baarlamaanka Pakistan Ayaa Xilka Ka Qaaday Raysal- Wasaare Imran Khan ,

Xildhibaano Gaaraya 174 Ayaa Tageeray Xilka Qaadista  Imran Khan ee Baarlamaanka Pakistan.

Pakistan Waa Dalka Kaliya Ee Islamka Ah Oo Heysta Hubka Nugliyeerka Ee Waxgumaada.

Saacado Kahor Intaan Xilka Laga Qaadin Aayadan Quraanka Ah Ayuu Soo Dhigay Bartiisa Facebook-ga.

{ وَلَا تَهِنُواْ وَلَا تَحۡزَنُواْ وَأَنتُمُ ٱلۡأَعۡلَوۡنَ إِن كُنتُم مُّؤۡمِنِينَ }
[Surah Âl-`Imrân: 139]
Ha tabar yaraanina hana Murugoonina idinkaa Sareyn haddaad Tihiin Mu'miniine.

Imran Khan Waxa Uu Ahaa Masuul Ku Ad-adag Mowqifkiisa Siyaasadeed Iyo Islam-nimadiisa,
Waxa Uu Xilkiisii Ku Waayay In Uu Kasoo Jorjeesto Afkaarta Reer Galbeedka Iyo Mareykanka.

Waa Mid Kamida Masuuliyiinta Naadirka Ah Ee Caalamul Islami Soo Mara Oo Mowqifkooda Siyasadeed Iyo Midooda Mulinimo Cadeesta, Kana Soo Horjeeda Reer Galbeedka Iyo Mareykan-ka In Uu U Nacamleyo Ama Danahoda U Fuliya.

Waa Hogaamiyihii Ugu Horeeyay Pakistan Ee Ku Dhiirada In Meelo Fagaare Ah Ku Dhaliilo Maraykanka Iyo Reer Galbeedka, Isagoon Oo Aan Ka Gaban Difaacida Umada Islaam-ka Ah.

Sidoo Kale Kama Uusan Gaban Jirin In Uu Dhiiro Geliyo Wadamada Islamka Iyo In Aay Muujiyaan Afkaartooda Kasoo Horjeeda Reergalbeedka Iyo Mareykanka.

Waxa Kale Uu Taageeri Jiray Wadamada Islamka Aay Sameystaan Awood Mideysan Oo Aay Leeyihiin Dalalka Islamka Ah.

Taariikhdaa Xusidoonto.

WQ:- OLAD AHMED MOHAMED

#Like   #Comment   #SHARE

No comments