War Deg Deg:

Akhriso Xubintii Ma Ogtahay: Wararkii Ugu Xiisa Badnaa Dunida iyo Dhacdooyin Layaab Leh.

Like Saar
1-     Xaaska Madaxweynaha Dalka Zimbaawi Oo War Dadyoow Badan Ka Yaabiyay Shaaca Ka Qaaday.
Grace Mugabe Ayaa Diiday In Aay Iska Casisho Marwada Koowaad Ee Dalka Zimbaawi,Iyada Oo Rabto In Uu Furo Mugabe Oo Haatan Talada Dalka Xukun Military Loogala Wareegay, Waxaana Jira Warar Sheegaya In Marwada Aay Dooneeyso In Uu Guursado Madaxweyne Ku Xigeen-Kii Hore Ee Talada Kala Waraagtay, Hadana Loo Filaayo In Uu Naqdo Madaxweynaha Dalka Zimbawi.

2-      Doorashadii Soomaaliland Oo Caruur Aad U Da’yar Codka Lagu Badsaday.

Caruurta Badan Oo Da’doodu U Dhaxeeyso 9-14 Ayaa Waxaa Lasiiyay Kaararka Codbixinta  Si Aay ugu Codeeyaan Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliland 2018-2020.

3-      Nin Seddex Sano (3) Naag Uu Qabay Kadib Loo Sheegay In Aay Nin Tahay!!  

Waa Dhacdo Layaab Leh Oo Ka Dhacday Dalka Yeman, Waxeey Is Qabeen Sedex Sano Waxaa Maalin Maalmaha Kamid Ah Dhacday In Aay Xanuunsato Nabiila Oo aheeyd Axmed Xaaskiisa, Waxaa Ku Dhacay Xanuun La Garan Waayay Waxa Uu yahay, Waxaana Soo Buurantay Xubintii Korkeeda, Maalmo Kadib Waxaa Sii Kordhay Bararkii Oo Saa’id Ayeey U Sii Buuratay, Intaas Kadib Isbitaal Ayuu U Kaxeeyay, Axmed Waxaa Loo Sheegay In Xaaskiisa Aay Tahay Qaliin, Axmed Ayaa Ogolaaday In Xaaskiisa Qaliin Lagu Sameeyo.
Ugu dambeeyntii Qaliinkii Waa Lasameeyay, balse Natiijadu Waxa Aay Noqotay Wax Uusan Noloshiisa Fileeyn.
Axmed Waxaa Loo Sheegay In Xaaskiisa Nabiila Aay Isku Bedeshay Nin Oo Xubintii Raganimo Laga Helay!!!.
Axmed iyo Nabiil Oo 3 Sano Isla Noolaa, Ahaana Nin Iyo Xaaskiisa Ayaa Sidaas Isku Macsalaameeyeen.
Nabiil Waxaa U Bilaabatay Nolol Cusub Oo Layaab Leh, Asxaabtii Gabdhaha Aay Wada Ahaayeen Oo Aay  Sheekeeysan Jireen Maanta Uma Soo Dhawaadaan Oo Waay ka Cararaan Waxeeyna Ku Dhahaan “Naagtii Ninka Isku Bedeshay”.

4-      Sidoo Kale Barnaamij-ka Layaabka Dunida Waxaa Ku Maqli Doontaa:

Haweeneey U Dhalatay Dalka Baraaziil Oo 106-Sano Jir Ku Aqal Gashay,Haweeeneydaan Ayaa  magaceeda Waxaa La Dhahaa Fladmir rodriguez  , Waxaana Guur Usoo bandhigay Odeygeeda Oo Ku Jiro Guri Lagu Xanaaneeyo Dadka Da’da Ah, Waxa Uuna Jiraa 66- Sano, Iyadana Waay ka Ogolaatay Guurkii Uu Usoo Bandhigay Odeygeeda.

5-      Dumarka Doobka Oo  Ka Farxad Badan Ragga Doobka.
Daraasad Laga Sameeyay Ingiriiska Ayaa Waxaa Lagu Ogaaday In Dumarka Doobka Aay Ka Farxad Badan Yihiin Ragga Doobka Ah.
Wargeey-ka Ayaa Sheegay In Dumarka Aay Farxad Badan Dareemaan Markii Aan Laqabin.
Daraasadaan Oo Aay Baahisay Independent Oo Ah Wargeeys Kasoo Baxa Dalka Ingiriiska Ayaa Sheegay 61% Aay Farxad Badan Dareemaan Dumarka.
Balse Ragga Ayaa Lasheegay In Aaysan Farxad Badan Heeysan Oo Aay Raadiyaan Xiriiraad Badan Iyagoo Murugo Ku Dheehantahay.

6-      Maxkamadda Dalka Bakistaan Ayaa Nin Ku Xukun Tay 6 Bilood Oo Xarig Ah.
Kadib Markii Uu Guursaday Xaas Labaad Oo Aaysan Raali Ka Aheeyn Xaaskiisii Koowaad Oo Soo Dacweeysay!!!.https://www.facebook.com/images/emoji.php/v9/f51/1/16/1f603.png

Xigamad Gaaban Oo Wax Tar Leh: Wax Badan Aqri Si Aad Wax Badan u Ogaatid, Sidii Qof Waayo Arag U Ahaa Oo Kale.

Haddii Aad Aqrisay Qoraalkaan Qodobkee Kugula Yaabka Badan?


Waad Mahadsan Tihiin Akhristiyaasha Mudnaanta Leh.

--------------------------------------------
SHARE / Comments / Like👤Olad Ahmed Mohamed
--------------------------------------------
#Hahilmaamin In Aad Asxaabtada Lawadaagto.
#SHARE Dheh
Soona Booqo Bogga #Xigmadda Iyo #Kobcinta_Nafeed Ee

#Lawadaag_Asxaabtaada #Share Dheh.

No comments