Xuska Sanad Guurada 48-Aad Ee Kacaankii Soomaaliya.
Xuska Sanad Guurada 48-aad ee Kacaankii
Soomaaliya.
Alle Ha U Naxariisto Jaale Siyaad.
Dowlad
Kama Dambeeyn, Dowladna Kama Horeeyn.
Waxaan
Rajenaa In Mar Uun Xukum Militari Soo Laabto Oo Dalka Mideeyo, Kii Khilaaf Iyo
Khayaano Lagu Arkana Qudha Loo Xiiro. Insha Allah.
Soomaaliya
Waaxaa U Fiican Xukun Militari (UNITARY GOVERNMENT) Oo Hal Meel Dalka Looga
Taliyo (Central Government) Leeyskugu Wada Imaado Dhanka Taliska Guud Ahaan
Dalka Hal Meel..
Maanta
Waxaa Ciil Iga Haayaa Maamulada Xun Ee Qabyaaladda Ka Buuxdo Oo Inagula
Milqiyay.
Soomaaliya
Waxaa Lawaayay Si Lagu Kala Reebo Waxaana Loo Helay Federaal Oo Ugu Dhaw Kala
Qeeybsamidda Dalka Iyo Dadka.