War Deg Deg:

Qormo Xiiso Leh Oo Ku Saabsan Bani Aadanka!!!

Like Saar
1-  Ma ogtahay in caajisku (boring) uu keeno fikir badan taaso kugu keenaysa murugo. Naftaada mashquuli si aad markasta u noqotid qof faraxsan.
2- Ma ogtahay in xaqiiqada shakhsiyada insaanku aanay ku jirin waxyaabuhu ku hadlo balse aay ku jirto waxyaabuhu qabto.
3- Ma ogtahay in wakhtiyada adag iyo kuwa murugada leh aay kobciyaan maskaxdaada kaana dhigaan qof maskax badan mustaqbalkana kaa dhiga qof go’aan qaadasho leh.
4- Ma ogtahay in dadka khajilaada badani aay yihiin dadka kuwa ugu daacadsan mustaqbalkana noqda kuwa xaasaskooda ugu roon.
5- Ma ogtahay dadka jecel inay caawiyaan dadka kale aay noqdaan dadka ugu farxada badan markeey weeynaadaan.
6- Ma ogtahay in kelyahaagu leeyihiin 1 milyan oo filtero ah kuwaaso nadiifiya ilaa 1.3 liter oo dhiig ah daqiiqad kasta, maalinkastaana 1.5 liter oo kaadi ah jidhkaagu dibada u saaro.
7- Ma ogtahay markaad murugaysantahay in aay maskaxdaadu ku moodsiinayso inay dadka agagaarkaaga jooga wada faraxsan yihiin.
8- Ma ogtahay in aay indhahaagu u dhigmaan kaamirada (camera) 576 megapixels.
9- Ma ogtahay markasto talaabo qaadatid inaad isticmaalaysid 200 oo muruq.
10- Ma ogtahay in xanuunka dhalmadu in uu u dhiganto 42 lafood oo ka mid ah lafaha jidhkaaga oo la jibiyo.
11- Ma ogtahay in wakhtiyada adagi ku tusiso asxaabtaada kuwa dhabta ah.
  Share – Sii Faafi  
Ka Faaidaysi Wacan |Soo Dhawaada.
FIKIRKAAGA HALKAAN NOOGU REEB ADIGOO ISTICMAALAYA
FACEBOOK COMMENTS

No comments