Sheeko Ku Socota Wiil Kasta Oo Walaashi Jecel…..Sii Akhri
Xajaaj
Bin Yusuf Ayaa 3 Nin Looso Xiray Subixii Marku Amray In Sedax Doodaba Qorta
Laga Jaro Ayuu Arkay Gabar Ilaahey Qurux Ku
Maneystay Oo Dhulka Isku Garaceyso Markas Ayuu Weydiyay Waxa Ku Dhacay,
Gabadhii
Waxey Ugu Jawabtay 3 Nin Ee Aad Goowrici Rabto Mid Waa Ninkeeygi Midna Wa Walaalkey
Midna Wa Wiilkeey-ga,
Xajaaj
Intu Yabay Ayuu Waxu Yiri 3 Nin Mid Ayaan Ku Deeynayaa Ee Dooro, Gabadhii Ayaa
Doratey In Loodaayo Walaalkeed,
Xajaaj Ayaa Weydiiyay Sababta Aay
Udooratay Walaalkeed,
Gabadhi Waxey Ku Jawabtay, "
Nin Wan Helaayaa, Wiilna Waan Dhalayaa, Balse Hooyo Iyo Aabe Weey Gabobeen Yaa
Ii Dhalaayo Walaal "
Masha Allah Xajaaj Waxuu Amray In 3
Doodaba Ladaayo,
Walaaloow Hadeey Gabar Kula
Dhalatay Ogow Waxa Tahay Qofka Aduunka Ugu Nasiib-ka Badan Ee Xariirkeeda
Hagaaji Xumaantana Ka Dhoor.
- Lawadaag
Asxaabtaada –
Share – Sii Faafi
Ka Faaidaysi Wacan |Soo Dhawaada.
FIKIRKAAGA HALKAAN NOOGU REEB ADIGOO
ISTICMAALAYA
FACEBOOK
COMMENTS