War Deg Deg:

HALYAYGII GUMAYSI DIIDKA AHAA EE DILAY 'THOMAS SANKARA'.

Like Saar

Madaxdii gumeysi diidka geesiyada ahaa ee soo marey khaarada afrika marka laga hadlayo taariikhdooda waxaa safka hore kaga jira madaxweynahii hore ee dalka Burkinafaso Thomas Sankara oo talada wadankiisa qabtay Sannadkii 1983-kii xiligaas oo da'diisu aheyd 33 jir iyadoo waqtigaas waxyaabihii ugu horeeyey ee uu qabtay ay ka mid ahaayeen inuu dalka ka tiritiro musuqmaasuqa iyo faragalinta shisheeye, waxaana si uu qorshihiisa uu u fuliyo uu aqbalay in mushaharkiisa uu noqdo 450 Dolar bishii.

Madaxweyne Sankara arimaha kale ee uu ku dhaqaaqey markii uu xukunka la wareegay waxaa ka mid ahaa in madaxweynahu uu isticmaalo hal gaari oo nuucyada aan qaaliga aheyn ah wuxuuna sidoo kale dalbaday in ay shaqaalaha dawladu xirtaan dharka laga sameyo cudbiga dalka kabaxa oo ay sameyaan farsamo yaqaanada reer Burkinafaso ah si uu u dhiirigaliya wax soo saarka dalka,mar waxa laga weydiiyay sababta uu u diiday in ay dadku sawirkiisa gidaarada suraan wuxuu ku jawaabay waxaa jira 7 milyan oo sankara.

Madaxweynnihii dalka Burkinafaso Thomas Sankara wuxuu diiday inuu dalalka reer galbeedka ka qaato deeqaha ay siiyaan dalalka afrikaanka ah isagoo aaminsanaa qaacidada oranaysa “ Ruuxa cunto ku siiya ayaa kuu taliya” sidaa daraadeed wuxuu shacabkiisa ku dhiirigaliyay in ay tabcadaan beeraha soona saartaan cuntadooda intii ay gacanta u hoorsan lahaayeen reer galbeed deeqdiisa ku raadinaya in ay qaataan khayraadkaaga, wuxuuna isla sannadkaas waxsoo saarka qamadigu kor u kacay 1700-3800 halkii hektar isagoo dakiisa ka dhigay mid cuno ahaan isku filan, wuxuu si codkarnimo leh uga hadlay shirarka afrikaanka isagoo dhaliilayay gumaysiga wejiga cusub kusoo galaya Afrika iyaga oo huwan shaarar ganacsi,dhaqaale iwm wuxuuna ku dhiirigaliyay in ay dalalka afrikaanku iska diiidaan in ay bixiyaan deymaha reer galbeedka isagoo ku andacoonaya in saboolka iyo ruuxa khayraadkiisa la boobayaba aysan waajib ku ahayn in ay iska bixiyaan deymaha lagu leeyahay.

Wuxuu dib u iibiyay gawaarida ay madaxda dawladu ku socdaan ee ahaa nooca loo yaqaan Marcedes wuxuuna ku badalay nuuca Renault 5 oo qiimo ahaan aad u jabnaa wuxuuna ka dhigay gaariga rasmiga ah ee ay wasiiradu ku socdaan. Wuxuu sido kale mamnuucay in ay madaxdu isticmaalaan ticketka VIP da (1st class airline ticket) wuxuuna dhulkii dib ugu qaybiyay beeralaydii dalkaas.

Dalalka reer galbeedka gaar ahaan Faransiiska oo dalkaas gumeysan jirey ayaa markii ay dareemeen in Madaxweyne Sankara uu halis ku yahay qorshahooda shacbiga dalkiisana ay aad ugu riyaaqeen talaabooyinka geesinimada leh ee uu ku hogaaminayey wadankiisa ayey waxa ay abaabuleen shirqool lagu dilo waxaana dhacday in Sannadkii 1987-ii Faransiisku rag uu adeegsaday oo gacanyarayaal gumeysiga u adeega ah ay khaarijiyeen. Isagoo ku dhawaaqaya “Hadii aad dishaan dadka kacaanka ah waxaa adag sida aad ku dishaan afkaartoda” 

Madaxweyne Sankara arimaha kale ee uu ku dhaqaaqey markii uu xukunka la wareegay waxaa ka mid ahaa in madaxweynahu uu isticmaalo hal gaari oo nuucyada aan qaaliga aheyn ah wuxuuna sidoo kale dalbaday in ay shaqaalaha dawladu xirtaan dharka laga sameyo cudbiga dalka kabaxa oo ay sameyaan farsamo yaqaanada reer Burkinafaso ah si uu u dhiirigaliya wax soo saarka dalka,mar waxa laga weydiiyay sababta uu u diiday in ay dadku sawirkiisa gidaarada suraan wuxuu ku jawaabay waxaa jira 7 milyan oo sankara.
Madaxweynnihii dalka Burkinafaso Thomas Sankara wuxuu diiday inuu dalalka reer galbeedka ka qaato deeqaha ay siiyaan dalalka afrikaanka ah isagoo aaminsanaa qaacidada oranaysa “ Ruuxa cunto ku siiya ayaa kuu taliya” sidaa daraadeed wuxuu shacabkiisa ku dhiirigaliyay in ay tabcadaan beeraha soona saartaan cuntadooda intii ay gacanta u hoorsan lahaayeen reer galbeed deeqdiisa ku raadinaya in ay qaataan khayraadkaaga, wuxuuna isla sannadkaas waxsoo saarka qamadigu kor u kacay 1700-3800 halkii hektar isagoo dakiisa ka dhigay mid cuno ahaan isku filan, wuxuu si codkarnimo leh uga hadlay shirarka afrikaanka isagoo dhaliilayay gumaysiga wejiga cusub kusoo galaya Afrika iyaga oo huwan shaarar ganacsi,dhaqaale iwm wuxuuna ku dhiirigaliyay in ay dalalka afrikaanku iska diiidaan in ay bixiyaan deymaha reer galbeedka isagoo ku andacoonaya in saboolka iyo ruuxa khayraadkiisa la boobayaba aysan waajib ku ahayn in ay iska bixiyaan deymaha lagu leeyahay.
Wuxuu dib u iibiyay gawaarida ay madaxda dawladu ku socdaan ee ahaa nooca loo yaqaan Marcedes wuxuuna ku badalay nuuca Renault 5 oo qiimo ahaan aad u jabnaa wuxuuna ka dhigay gaariga rasmiga ah ee ay wasiiradu ku socdaan. Wuxuu sido kale mamnuucay in ay madaxdu isticmaalaan ticketka VIP da (1st class airline ticket) wuxuuna dhulkii dib ugu qaybiyay beeralaydii dalkaas.
Dalalka reer galbeedka gaar ahaan Faransiiska oo dalkaas gumeysan jirey ayaa markii ay dareemeen in Madaxweyne Sankara uu halis ku yahay qorshahooda shacbiga dalkiisana ay aad ugu riyaaqeen talaabooyinka geesinimada leh ee uu ku hogaaminayey wadankiisa ayey waxa ay abaabuleen shirqool lagu dilo waxaana dhacday in Sannadkii 1987-ii Faransiisku rag uu adeegsaday oo gacanyarayaal gumeysiga u adeega ah ay khaarijiyeen. Isagoo ku dhawaaqaya “Hadii aad dishaan dadka kacaanka ah waxaa adag sida aad ku dishaan afkaartoda” Madaxweyne Sankara arimaha kale ee uu ku dhaqaaqey markii uu xukunka la wareegay waxaa ka mid ahaa in madaxweynahu uu isticmaalo hal gaari oo nuucyada aan qaaliga aheyn ah wuxuuna sidoo kale dalbaday in ay shaqaalaha dawladu xirtaan dharka laga sameyo cudbiga dalka kabaxa oo ay sameyaan farsamo yaqaanada reer Burkinafaso ah si uu u dhiirigaliya wax soo saarka dalka,mar waxa laga weydiiyay sababta uu u diiday in ay dadku sawirkiisa gidaarada suraan wuxuu ku jawaabay waxaa jira 7 milyan oo sankara.Madaxweynnihii dalka Burkinafaso Thomas Sankara wuxuu diiday inuu dalalka reer galbeedka ka qaato deeqaha ay siiyaan dalalka afrikaanka ah isagoo aaminsanaa qaacidada oranaysa “ Ruuxa cunto ku siiya ayaa kuu taliya” sidaa daraadeed wuxuu shacabkiisa ku dhiirigaliyay in ay tabcadaan beeraha soona saartaan cuntadooda intii ay gacanta u hoorsan lahaayeen reer galbeed deeqdiisa ku raadinaya in ay qaataan khayraadkaaga, wuxuuna isla sannadkaas waxsoo saarka qamadigu kor u kacay 1700-3800 halkii hektar isagoo dakiisa ka dhigay mid cuno ahaan isku filan, wuxuu si codkarnimo leh uga hadlay shirarka afrikaanka isagoo dhaliilayay gumaysiga wejiga cusub kusoo galaya Afrika iyaga oo huwan shaarar ganacsi,dhaqaale iwm wuxuuna ku dhiirigaliyay in ay dalalka afrikaanku iska diiidaan in ay bixiyaan deymaha reer galbeedka isagoo ku andacoonaya in saboolka iyo ruuxa khayraadkiisa la boobayaba aysan waajib ku ahayn in ay iska bixiyaan deymaha lagu leeyahay.Wuxuu dib u iibiyay gawaarida ay madaxda dawladu ku socdaan ee ahaa nooca loo yaqaan Marcedes wuxuuna ku badalay nuuca Renault 5 oo qiimo ahaan aad u jabnaa wuxuuna ka dhigay gaariga rasmiga ah ee ay wasiiradu ku socdaan. Wuxuu sido kale mamnuucay in ay madaxdu isticmaalaan ticketka VIP da (1st class airline ticket) wuxuuna dhulkii dib ugu qaybiyay beeralaydii dalkaas.Dalalka reer galbeedka gaar ahaan Faransiiska oo dalkaas gumeysan jirey ayaa markii ay dareemeen in Madaxweyne Sankara uu halis ku yahay qorshahooda shacbiga dalkiisana ay aad ugu riyaaqeen talaabooyinka geesinimada leh ee uu ku hogaaminayey wadankiisa ayey waxa ay abaabuleen shirqool lagu dilo waxaana dhacday in Sannadkii 1987-ii Faransiisku rag uu adeegsaday oo gacanyarayaal gumeysiga u adeega ah ay khaarijiyeen. Isagoo ku dhawaaqaya “Hadii aad dishaan dadka kacaanka ah waxaa adag sida aad ku dishaan afkaartoda” 
Madaxweyne Sankara arimaha kale ee uu ku dhaqaaqey markii uu xukunka la wareegay waxaa ka mid ahaa in madaxweynahu uu isticmaalo hal gaari oo nuucyada aan qaaliga aheyn ah wuxuuna sidoo kale dalbaday in ay shaqaalaha dawladu xirtaan dharka laga sameyo cudbiga dalka kabaxa oo ay sameyaan farsamo yaqaanada reer Burkinafaso ah si uu u dhiirigaliya wax soo saarka dalka,mar waxa laga weydiiyay sababta uu u diiday in ay dadku sawirkiisa gidaarada suraan wuxuu ku jawaabay waxaa jira 7 milyan oo sankara.Madaxweynnihii dalka Burkinafaso Thomas Sankara wuxuu diiday inuu dalalka reer galbeedka ka qaato deeqaha ay siiyaan dalalka afrikaanka ah isagoo aaminsanaa qaacidada oranaysa “ Ruuxa cunto ku siiya ayaa kuu taliya” sidaa daraadeed wuxuu shacabkiisa ku dhiirigaliyay in ay tabcadaan beeraha soona saartaan cuntadooda intii ay gacanta u hoorsan lahaayeen reer galbeed deeqdiisa ku raadinaya in ay qaataan khayraadkaaga, wuxuuna isla sannadkaas waxsoo saarka qamadigu kor u kacay 1700-3800 halkii hektar isagoo dakiisa ka dhigay mid cuno ahaan isku filan, wuxuu si codkarnimo leh uga hadlay shirarka afrikaanka isagoo dhaliilayay gumaysiga wejiga cusub kusoo galaya Afrika iyaga oo huwan shaarar ganacsi,dhaqaale iwm wuxuuna ku dhiirigaliyay in ay dalalka afrikaanku iska diiidaan in ay bixiyaan deymaha reer galbeedka isagoo ku andacoonaya in saboolka iyo ruuxa khayraadkiisa la boobayaba aysan waajib ku ahayn in ay iska bixiyaan deymaha lagu leeyahay.Wuxuu dib u iibiyay gawaarida ay madaxda dawladu ku socdaan ee ahaa nooca loo yaqaan Marcedes wuxuuna ku badalay nuuca Renault 5 oo qiimo ahaan aad u jabnaa wuxuuna ka dhigay gaariga rasmiga ah ee ay wasiiradu ku socdaan. Wuxuu sido kale mamnuucay in ay madaxdu isticmaalaan ticketka VIP da (1st class airline ticket) wuxuuna dhulkii dib ugu qaybiyay beeralaydii dalkaas.Dalalka reer galbeedka gaar ahaan Faransiiska oo dalkaas gumeysan jirey ayaa markii ay dareemeen in Madaxweyne Sankara uu halis ku yahay qorshahooda shacbiga dalkiisana ay aad ugu riyaaqeen talaabooyinka geesinimada leh ee uu ku hogaaminayey wadankiisa ayey waxa ay abaabuleen shirqool lagu dilo waxaana dhacday in Sannadkii 1987-ii Faransiisku rag uu adeegsaday oo gacanyarayaal gumeysiga u adeega ah ay khaarijiyeen. Isagoo ku dhawaaqaya “Hadii aad dishaan dadka kacaanka ah waxaa adag sida aad ku dishaan afkaartoda” Madaxweyne Sankara arimaha kale ee uu ku dhaqaaqey markii uu xukunka la wareegay waxaa ka mid ahaa in madaxweynahu uu isticmaalo hal gaari oo nuucyada aan qaaliga aheyn ah wuxuuna sidoo kale dalbaday in ay shaqaalaha dawladu xirtaan dharka laga sameyo cudbiga dalka kabaxa oo ay sameyaan farsamo yaqaanada reer Burkinafaso ah si uu u dhiirigaliya wax soo saarka dalka,mar waxa laga weydiiyay sababta uu u diiday in ay dadku sawirkiisa gidaarada suraan wuxuu ku jawaabay waxaa jira 7 milyan oo sankara.
Madaxweynnihii dalka Burkinafaso Thomas Sankara wuxuu diiday inuu dalalka reer galbeedka ka qaato deeqaha ay siiyaan dalalka afrikaanka ah isagoo aaminsanaa qaacidada oranaysa “ Ruuxa cunto ku siiya ayaa kuu taliya” sidaa daraadeed wuxuu shacabkiisa ku dhiirigaliyay in ay tabcadaan beeraha soona saartaan cuntadooda intii ay gacanta u hoorsan lahaayeen reer galbeed deeqdiisa ku raadinaya in ay qaataan khayraadkaaga, wuxuuna isla sannadkaas waxsoo saarka qamadigu kor u kacay 1700-3800 halkii hektar isagoo dakiisa ka dhigay mid cuno ahaan isku filan, wuxuu si codkarnimo leh uga hadlay shirarka afrikaanka isagoo dhaliilayay gumaysiga wejiga cusub kusoo galaya Afrika iyaga oo huwan shaarar ganacsi,dhaqaale iwm wuxuuna ku dhiirigaliyay in ay dalalka afrikaanku iska diiidaan in ay bixiyaan deymaha reer galbeedka isagoo ku andacoonaya in saboolka iyo ruuxa khayraadkiisa la boobayaba aysan waajib ku ahayn in ay iska bixiyaan deymaha lagu leeyahay.Wuxuu dib u iibiyay gawaarida ay madaxda dawladu ku socdaan ee ahaa nooca loo yaqaan Marcedes wuxuuna ku badalay nuuca Renault 5 oo qiimo ahaan aad u jabnaa wuxuuna ka dhigay gaariga rasmiga ah ee ay wasiiradu ku socdaan. Wuxuu sido kale mamnuucay in ay madaxdu isticmaalaan ticketka VIP da (1st class airline ticket) wuxuuna dhulkii dib ugu qaybiyay beeralaydii dalkaas.Dalalka reer galbeedka gaar ahaan Faransiiska oo dalkaas gumeysan jirey ayaa markii ay dareemeen in Madaxweyne Sankara uu halis ku yahay qorshahooda shacbiga dalkiisana ay aad ugu riyaaqeen talaabooyinka geesinimada leh ee uu ku hogaaminayey wadankiisa ayey waxa ay abaabuleen shirqool lagu dilo waxaana dhacday in Sannadkii 1987-ii Faransiisku rag uu adeegsaday oo gacanyarayaal gumeysiga u adeega ah ay khaarijiyeen. Isagoo ku dhawaaqaya “Hadii aad dishaan dadka kacaanka ah waxaa adag sida aad ku dishaan afkaartoda” Xigasho: Abdullahi Nur Colombo

Ka Faaidaysi Wacan | Soo Dhawaada.
FIKIRKAAGA HALKAAN NOOGU REEB ADIGOO ISTICMAALAYA
FACEBOOK COMMENTS

No comments