War Deg Deg:

Wadnaheeda Macmal-ka Ah Ayeey Dhabar-keeda Ku Wadataa!!! (Mucjiso)

Like Saar

Salwa Xuseyn Waa Gabadh Muslimad Ah Oo Ku Nool Dalka Inigiriis-Ka Waxeey Gashay Qaliin Soconayay Muddo Lix Saacadood Ah, Waxaana Lagu Guuleeystay Qaliin-Kii Aay Dhaqaatiirta Ku Sameeyeen Salwa, Balse Dhaqaatirta Ayaa Sheegay In Salwa Wadnaheega Aan Jidhka Dhexdiisa Lagelin Karin Oo Aay Tahay In Banaanka Loogu Rakibo Wadneheeda Macmal-Ka Ah Oo Qabanaya Shaqadii Wadnaha Caadiga Ahaa.
Salwa Wadnaheeda Macmal-Ka Waxaa Uu Hadda Ugu Jiraa Shandadaa Aay Dhabar-Keeda Ku Sidato, Waana In Aay Meelkasta Oo Aay Tageeyso Horay U Qaadataa Shandada Hadii Kale Waa Geeri. 
Salwa Xuseen Hadda Waxeey Unooshay Sida Qof Caadiya, Waxaana Aay Dhacdadaani Mucjiso Ku Noqotay Aduun Weeynaha Oo Dhan.
Salwa Ayaa Noqoneeysa Qofkii Labaad Ee Lagu Xiro Wadno Macmal Ah Ee Wadan-Ka Ingiriiska. 
Arintaani  Ayaa Waxa Aay Muujineeysaa Korodh-Ka Aqoonta Aadamaha Ee Maalinba Maalinta Ka Danbeeysa Cilmi Cusub Ku Sii Kordhaaya!!!.

Fadlan Soo Booqo Page-Ka Si Aad Ula Socotid Qoraalo Iyo Barnaamijyo Kale.

--------------------------------------------
SHARE | Comments| Like✔|👤Olad Ahmed Mohamed​
--------------------------------------------
#Hahilmaamin In Aad Asxaabtada Lawadaagto.
#SHARE ✔ Dheh
Soona Booqo Bogga #Xigmadda Iyo #Kobcinta_Nafeed Ee
🔜 https://kadarshe.blogspot.com/📷

#Mahadsanid.

No comments