Janaaso Siyaasadeed Oo Maanta Lagu Dukaday Magaalada Muqdisho!!!
Siyaasiyiinta Doowladda Mucaarad-ka Ku Ah Oo Hor Kacaayo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Ayaa Maanta Magaalada Muqdisho Ku Dukaday Janaaso Siyaasadeed.
Siyaasiyyinta Ayaa Waxa Aay Sheegeen In Aay Janaasada U Tukanayeen Askartii Ku Geeriyootay Hoowl Gal-kii Aay Ciidamada Dowladda Ku Qaadeen Guriga Cabdiraxmaan Cabdishakuur.
Janaasadaan Ayaa Ah Mid Siyaasadeed Oo Laga Leeyahay Dano Siyaasadeed Oo Aaysan Ujeedo Kale Aheeyn.
Sida Aan Wada Ogsoonahay Waxaa 14-tii / Oktoobar Ee Sanadkaan Magaalada Muqdisho Ka Dhacay Musiibo Aad U Xoogan Oo Aay Ku Dhinteen Dad Kor U Dhaafaya Todobo Boqol (700).
Waa Markii Ugu Horeeysay Ee Aan Aragno Janaaso #Hoteel Dhexdiisa Lees-kugu imaanaayo Oo Lagu Dukanaayo.
Iyadoo Janaasada Loo Sameeyay Boorar Sidii Xalfadii Oo Kale Ah.
▪Waa Yaab Hadii Salaadii Janaasada Siyaasad Laga Dhigay.
Aragtidaada Ka Dhiibo.
Maxeey Kula Tahay?
W/Q:- Olad Ahmed Mohamed
Share-gareey - Sii faafi