War Deg Deg:

Wax Ka Ogoow Warbixinada Aay Hey'adaha Caalamiga Ah Ka Qoraan Soomaaliya. |KADARSHE|2018

Like Saar
Olad


War Bixin Aay Sanad-Kii Aayna Soo Dhaafnay Ee 2017 Baahisay Hey’adda Caalamiga Ee Transparence Ayaa Ah Mid Xaqiiqda Ka Fog, Warbixintaan Ayaa Sheegeeysa In Soomaaliya Kaalinta Hore Aay Ka Gashay Wadamada Ugu Masuq Maasuqa Badan  Ee Dunida .


Dowladda Soomaaliya Ayaa Guul Ka Gaartay La Dagaalan-Ka Musuq Maasuqa Baahsanaa Ee Ka Jiray Xarumaha Dowladda.

Madaxweeyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ayaa Ah Madaxweeynihii Ugu Horeeyay Ee La Dagaalama Masuq Maasuqa Ka Jira Xarumaha Dowladda.

Madaxweeyne Farmaajo Ayaa Ololihiisii Doorashada Waxa Uu Ku Balan Qaaday In Uu La Dagaalami Doono Musuqa Ka Jira Xarumaha Dowladda, Asiga Oo Ka Dhabeeyay In Uu La Dagaalamo Masuq Maasuqa Baahsan, Waxaana Wali Mudnaan Mudan In Aay Socoto Ladagaalan-Ka Masuq Maasuqa.

Maaha Markii Ugu Horeeysay Ee Warbixin Aan Xaqiiq Aheeyn Laga Qoro Dowladda Soomaaliya, Warbixintaan Ayaa Soo Jiideeysa Indhaha Caalam-Ka Iyaga Oo Ka Aaminsan In Soomaaliya Aay Tahay Xarunta Musuq Maasuqa.

Hey’ado Badan Oo Aay Ka Mid Tahay Hey’addaan Ayaa Caado Ka Dhigtay In Aay Warbixin Aan Xaqiiqo Aheeyn Aay Ka Qoraan Dowladda Soomaaliya, Kuwaasi Oo Aay Ku Niyad Jabinayaan Dadka Soomaaliyeed.


Hey’adahaan Ayaa Ku Shaqeeya Xogo Aan Xaqiiq Aheeyn Iyo Program-Yo Kala Duwan, Kuwaas Oo U Sahlaya In Aay Halka Aay Joogaan Ku Diyaarshaan Warbixin Aan Dhab Aheeyn , Inta Badan Ma Aay Sameeyaan Kormeerayaal Kuwaasi Oo Loogu Gun Gelaayo Xaaladaha Iyo Habsami U Sacodka Shaqada Iyo Howlaha Aay Qabtaan.

Telphone:- 615980809

No comments