Gudoomiye Jawaari Oo Shaaciyey Sababtii Loo Baajiyey Kulankii Baarlamaanka Ee Maanta.
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari
Ayaa Maanta Shir Jaraa’id Uu Ku Qabtay Magaalada Muqdisho Ayaa Waxa Uu Ku Sheegay
In Kulankii Golaha Shacabka La Hakiyo Uu Ka Socdsaday Madaxweyne Farmaajo,Isla
Marakana Uu Ka Aqabalay.
Jawaari Oo Faah Faahinayay Kulan Xalay Aay Wada Qaateen Madaxweyne
Farmaajo, Isaga Iyo Labadiisa Ku Xigeen Si Xaalada Loo Dejiyo.
#Jawaari " “Aniga Iyo Labadeeyda Ku Xigeen Waxan La Kulanay
Madaxweyne Faramajo Waxana Ka Codsanay In La Hakiyo Kulanka Golaha Shacabka Ee
Manta, Si Loo Dejiyo Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka Anaga Oo Ka Fikireeyna
Mustaqbalka Umadda Soomaaliyeed Madaxweynuhuna Wuu Naga Aqbalay "
Lasoco Wararka Iyo Warbixinada Dalka Xaalad Walba
#Share Gareey Lawadaag Asxaabtaada.
WQ:- Olad Ahmed Mohamed (Kadarshe)