Shirkadda DP World Oo Laga Mamnuucay Guud Ahaan Dalka. (Akhriso).
Baarlamaan-Ka Soomaaliya Ayaa Maanta Ka Dooday Hishiis-Kii Sedex Geesood-Ka Ahaa Ee Aay Wada Galeen Somaliland, Itoobiya Iyo Shirkadda DP World Ee Laga Leeyahay Dalka Imaaraad-Ka Carabta.
Xildhibaanada Ayaa Dood Dheer Ka Dib Si Aqlabiyad Leh Ugu Codeey Qaraar Dalka Looga Mamnuucaayo In Aay Howlgasho Shirkadda DP World.