War Deg Deg:

Maamul-ka Somaliland Oo Saddex Sano Xarig Ah Ku Xukuntay Abwaabad Naciima Qorane.

Like Saar
Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Ayaa Saddex Sano Oo Xariga Ah Ku Xukuntay Naciima Abwaan Qorane Oo Muddooyinkii U Dambeeyey Ku Xirneyd Xabsiga Magaaladda Hargeysa.
Naciima Axmed Ibraahim, Oo Ah Gabar Dhallinyaro Ah Oo Dhalasho Ahaan Somaliland Ka Soo Jeeda Ayaa Lagu Soo Oogay Dambi Ah In Aay Ka Hortimi Qaranimada Somaliland.
Sidoo Kale Waxaa Lagu Eedeeyay In Aay Ka Hadashay Arrimo Iska Hor Keeni Kara Beelaha Somaliland.
Arintaani Ayaa Dad Badan Oo Soomaaliyeed Caro Galisay, Kadib Markii Si Xaq Daro Ah Xarig Loogu Xakumay.

No comments