War Deg Deg:

Siyaasiga Caan-ka Ah Faarax Macalin Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho.+SABABTA U YIMID.

Like Saar

Siyaasiga Faarax Macalin Oo Horay U Soo Noqday Afhayeenka Baarlamaanka Kenya Ayaa Maanta Soo Gaaray Magalada Muqdisho.

Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Ee Muqdisho Ayaa Waxaa Ku Soo Dhaweeyey Masuuliyiin Aay Ka Mid Ahaayeen Wasiirka Gaadiidka Iyo Duulista Hawada Maxamed Cabdulalahi SalaadOomaar’ Iyo Mas’uuliyiin Kale.

 Ilaa Haatan Si Dhab Ah Looma Oga Waxa Uu Salka Ku Hayo Imaanshaha Faarax Macalin Ee  Magaladda Muqdisho Iyo Sababta Uu U Yimid, Balse Siyaasiga Faarax  Macalin Ka Ayaa Waxa La Ogsoon Yahay In Uu Ka Mid Yahay Dadka Aad Uga Soo Horjeeda Siyaasada Imaaraadka Carabta Oo Hadda Uu Khilaaf Kala Dhaxeeyo Dowladda Soomaaliya, Iyo In Uu Ka Mid Yahay Dad-ka Taageerada Weeyn U Ah Dowladda Uu Hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo.

No comments