War Deg Deg:

Akhriso:- Masuuliyiin Ka Tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xilalka Laga Qaaday Iyo Kuwo Kale Oo Lamagacabay.

Like Saar
Muqdisho (Kadarshe News)-Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa xilal-kii looga qaaday Xoghayihii Joogtadda Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo Lataliyaha Wasaaradda,
iyadoo la magacaabay Xubno kale oo cusub.

Xoghayaha joogtadda ee Wasaaradda Arimaha Dibada Soomaaliya ayaa loo magacaabay Denjire Saciid Xaaji Maxamuud, 
halka La taliyaha wasaaradda loo magacaabay Cali Maxamed Cali.

No comments