OGOOW 4 Sababood Oo Dad-ka Kugu Neceb Yihiin.
Maadaama aynaan ku nooleyn aduun dhameystiran oo aduunyada naftirkedu ay qabyo tahay macno ayey sameyneesa in qofkastaaba aan ku jeclaan doonin.
Aduunkan aad arkeyso waxad sameysan donta dad ku neceb si lamid
ah sida aad u heysato saaxibo waxaana jiri dona dad ku necbanaqn donan ila inta
ay jiran dad ku jecel.
Sababaha kala duwan ee ay dadku kugi nici karaan
1: Naceybka iyo kalsooni la’aanta
Ma
ogtahay in kalsoni darada uu qofka kuu qaba ay tahay sababta uu isaga kuu
necebyahay
Naceybka
waxaa sababa qofkoo aamina in qofkaa qatar ku yahay amase uuba ka fiicanayhy
Waxa
laga yaaba in qof shaqaale ah uu necbaado shaqaale kale oo aad ugu xirfad badan
sababtoo ah wuxuu aamina in qofkaasi uu qatar ku yahay hormarkiisa
Hadaba haddii uu qof ku necbyahay mecnaheedu ma ahan in aad
adigu xuntahay ama ay wax kaa qaldanyihin
2:
Naceybka iyo maseyrka
Haddii
aad ku guuleysato sameynta waxuu qof ku fashilmay inuu sameeyo taa waxey sababi
kartaa inuu ku naco qofka
3:
naceybka iyo isku khilaafida danaha
Haddii
waxa dantaada ahi ay si toos ah ugu hor imanayan waxa qofkale dantiisa ah waxaa
laga yaaba in qofkaasi taa kugi naco
4
Naceybka iyo qofkoo oo aad iska indho tirto
Haddii
aad iska indho tirto wof u baahan inad isaga aqbasho waxaa laga yaaba inuu
naceyb kuu qaado