CAAFIMAADKA | Tobanka Biyaha Raga Tayo U Yeelaya Oo Dabiici Ah.
Wax Ka Baro Cafimaadka
Tobanka Biyaha Raga Tayo U Yeelaya, Oona Dabiici Ah Sidoo Kale
Dareen Kacsi Leh Siiya Raga Iyo Dumarka, Biyaha Manida Aad U Badiya Waa Kuwan:
1-TOONTA
Badiya Biyaha Ama Manida Raga, Sidoo Kale Waa Daawo U Fiican Cudurada Qaar, Toonta Waxay Aad U Roon Tahay Marka Ay Ceerin Tahay.
2-BASASHA
Basasha Aad Bay Ugu Roon Tahay Caafimaadka Guud Ahaan, Sidoo
Kale Waxay Kordhisaa Manida Ama Shawada Ninka, Biyaha Ninka Marka Ay Cad Yihiin
Ayay Awood Leeyihiin.
3-QAMADIGA
Qamdiga Wuxuu Wataa Vitamiino Kal Duwan, Wuxuu Jirka Siiyaa
Awood Iyo Xoog, Sidoo Kale Wuxuu U Roon Yahay Biyaha Nimanka.
4-MOOSKA
Mooska Waa Cuntada U Roon Galmada, Raga Daciifayay Waa Inay
Cunaan Mooska, Maxaayeelay Muuska Wuxuu U Roon Yahay Raganimada, Kacsi Ayuu U
Keenaa Ninka.
5-SANJABIIL
Sanjabiisha Waxay Leedahay Dareen Kacsi Ah, Sidoo Kale Biyaha
Ayay Badisaa, Gaar
Ahaan Dareenka Dumarka, Naagaha Kacsiga Yar Waxaa U Roon
Sanjbiil Inay Cunaan.
6-XABAD SOWDO
Xabadsowdo Waa Daawo, Waxyaalo Badan Ayay U Roon Tahay, Waxaa Ka
Mid Ah Xaga Galmada.
7-TIMIR
Timirta Lama Soo Koobi Karo Waxtarka Ay U Leedahay Caafimaadka,
Waxaa Ka Mid Ah Xagga Raaxada Ninka Iyo Naagta Iyo Biyaha Manida Tayadooda.
8-XULBO
Xulbada Waxay Ka Mid Tahay Cuntooyinka Aadka Ugu Fiican Raaxada
Galmada, Ninka Iyo Naagta Awood Daran Iyo Raaxo Badan Ayay Sinaysaa, Sidoo Kale
Biyaha Ayay Badisaa, Dumarka Naasaha Waaweyn U Baahan Inay Helaan Way U Roon
Tahay, Xulbada Hormuun Ayay Wadataa Naaska Weyn Ka Dhiga.
9-DHEGAYARE
Dhegayaraha Wuxuu Ka Mid Yahay, Waxyaalaha U Roon Ragga Iyo
Kacsiga Iyo Galmada, Sidoo Kale Wuxuu Ka Mid Yahay Cuntooyinka Waxtarka U Leh
Caafimaadka Ninka Iyo Naagta.
10-JOOS
Jooska Waa Cunto Iyada Galmo Iyo Raaxo Ninka Siisa, Dumarka Raba
Inay Awood Raaxo Yeeshaan Waxaa U Roon Joos, Sidoo Kale Biyaha Ayuu Badiyaa
Jooska.