War Deg Deg:

Sirta Culus Ee Dumarka Iyo Meelaha Aay Ragga Ka Eegaan Marka Aay La Haasawayaan.

Like Saar


 Wax Ka Ogow Sirta Culus Ee Adiga Kaa Qarsan Taas Oo Hadii Aad Ogaato Kaa Caawin Doonta Hanashada Qalbiga Gabar Walba Iyo Meelaha Aay Ragga ka Eegaan Inta Aay La’haasaawayaan.

Waxaa Lagaaga Baahan Yahay In Aad Si Fiican Isaga Habeyso Ama Dhisto Inta Aadan La Kulmin Iyadda.

Ogow Muuqaalkaada Guud Ayey Ka Hadlaan Inta Badan Dumarka Waxa Aayna Kugu Xakumaan Muuqaalkaada Guud Iyaga Oo Aan Marnaba Wax Hubsan.

Sidoo Kale Waxaa Jira Meelo Kale Oo Dumarka Aay Ragga Ka Eegaan Taasi Aay Ku Macneeyaan inta Uu Sida Uu Yahay Iyo Maankooda Ama Maskaxdooda.

Dhamaan Qodobadaan Waxa Aay U Muuqdaan In Aay Yihiin Kuwa Ugu Badan Dumarka u Aqoonsadaan Qofka Aay Lasocdaan Sida Uu Yahay Micnaha Heerka Noloshiisa .

Ogoow Markii Qofka Si Kore Loo Fiiriyo Waxaa Laga Dheehan Karaa Ama Laga Fahmi Karaa Sida Uu Yahay Iyo Hab Nololeedkiisa.

Ogoow Waxaa Dhacdo Mararka Qaar Markii Aad Tahay Qof Shaqo Doon Ah Waxaa Qofka Ama Shaqsiga Laga Eegaa Oo Lagu Qaataa Muuqaalkiisa Guud Ee Labiska Iyo Nadaafadda.

Dhamaan Waxyaabahaan Aan Kuu Sheegidoono Waxaa Lagama maarmaan Ah In Aad Iska Hagaajiso Maadaama Aay Kuu Horseedayaan Waxyaabo Wanaagsan Ama Fiican.

KABAHA LAXIRTO:

Waa Mid kamid meelaha aay dumarka ka eegaan raga, kabahaaga waxa aay bixinayaan heerka noloshaada taasi oo gabadha siineyysa go’aan qaadasho.

TIMAHA:

Waa Mid kamida meelaha aay dumarka  ka eegaan Ragga lagu ogaan karo heerka nolosha iyo Sida uu yahay Timahaaga sida aay yihiin ayeey wax walba ka ogaan kartaa sababtoo ah timahaagu waxa aay bixinayaan sawir guud muuqaalaada ah.

OOKIYAALAHA:

Waa mid kamida meelaha aay dumarku ka eegaan raga taas oo sheegeysa warbixin buuxda oo ah shaqsiyadda iyo noloshaada.

DHARKA

Waa mid kamida oo  ka tarjumaayo shaqsiyaddaada ama noloshaada maka aad xiran tahay dhar qurxoon oo leh soo jiidasho, waay jirtaa in mararka qaar uu been sheego muuqaalkaada dhareed balse taasi inta badan kama fekeraan maskaxda haween-ka.


Kusoo Biir Telegram-keena 

Kala Soco Qormooyin Iyo Buugtaagta Cilmiga
Personal Blog   |   Journalist   |   Graphic Design
WhatsApp: 0615980809

No comments