Gudomiye Muudeey Oo Soo Saaray Amar In Xarunta Baalmaan-ka Wax Hub Lala Soo Gali Karin.
Gudoomiye Ku Xigeenka 1-Aad Ee Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane
Cabdiwali Ibraahim Muudeey Ayaa War Qoraal
Ah Uu Soo Saaray Waxa Uu Kaga Hadlay Xaqiijinta Amniga Xarunta Golaha Shacabka
Soomaaliya Halkaas Oo Maalinta Berito Ah Loogu Balansan Yahay In Kulanka Baarlamaanka
Uu Beri Ka Furmo.
Warka
Qoraal-ka Ah Uu Soo Saaray Gudoomiya Ku Xigeen-ka Ayaa Ku Saabsan In Maalin Nimada Berito Ah Aan
Xarunta Golaha Shacabka Ee Muqdisho Lala Geli Karin Wax Hub Ah,Iyaga Oo La
Ogeeysiiyey Taliyayaasha Booliska,Nabadsugida Iyo Taliyaha Ilaalada Xarunta
Golaha Shacabka Iyo Sidoo Kale Madaxweyne Farmaajo Iyo Ra’iisul Wasaaraha
Xukumadda Mudane Kheyre.
War-ka
Qoraal-ka Ah Ee Uu Soo Saaray Gudoomiye Ku Xigeenka 1-Aad Ee Golaha Shacabka
Soomaaliya Ayaa Lagu Sheegay In Xarunta Golaha Shacab-ka Iyo Agagaarka Aan Lala
Tegi Karin Wax Hub Ah Sigaar Ah Ilaalada Xildhibaanada Iyo Guddoon-ka
Baarlamaanka.
War-ka Qoraal-ka Ayaa Lagu Sheegay In Dhammaan Amniga Golaha
Shacabka Aay Masuul Ka Yihiin Ciidamada Booliska Soomaaliya.
Sidoo Kale Gudomiye Ku Xigeen-Ka Ayaa Sheegay Iin Ciddii Isku
Dayda In Amarkaani Aay Jabiso Ama Amar Diido
Sameeydo In Lagu Toogto Barta Uu Joogo. Iyadoona Aan Loo Aabayeeleenin
Ugu
Dambeeyn War-ka Qoraal-ka Ah Ayaa Lagu Sheegay In Gudoon-ka Golaha Shacabka Iyo
Xildhibaannada Inta Aay Ku Jiraan Xarunta Golaha Shacabka Ay Amnigooda Ilaalin
Doonaan Ciidamada Booliska,Iyada Oo Ilaaladooda Uga Soo Tegi Doona Baraha
Koontorool Oo Ay Ciidamada Booliska U Iclaamiyey.