War Deg Deg:

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo Heshiis La Gaaray Dowladda Dhexe.

Like Saar
Muqdisho(Kadarshe)-Madaxweynaha Maamul Goboleed-ka Hir-shabeelle Maxamed Cabdi Waare oo maanta shir Jaraaid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in la xaliyay khilaafkii u dhaxeeyay maamulkiisa iyo dowladda dhexe.


No comments