War Deg Deg:

BURCAD DEGMADA YAQSHID DHAC KA GESAN JIRAY OO LASOO QABTAY.

Like Saar
Ciidanka Booliiska Degmada Yaaqshiid Ayaa Waxa Aay Soo Qabteen Burcad Dhac U Geeysan Jirtay Dadka Degan Degmada Yaqshiid.
Burcaddaan Ayaa Waxa Lasheegay In Aay Ka Tirsanyihiin Kooxda #BM Ee Fadhigedu Yahay Nairobi.

Bil Ka Hor Ayeey Aheeyd Markii Bakaaro Lagu Soo Qab Qababtay Qaar Ka Tirsan Kooxdaas Dhaca Ka Feysan Jirtay Gudaha Bakaaro.

Shacabka Magaalada Muqdisho Ayaa La Kulma Dhibaatooyin Badan Oo Aay U Geeystaan Kooxaha Kala Duwan Ee Isugu Jira Kuwo Urur Diimeed Iyo Kuwo Burcad Ah.

Kooxdaan Ayaa Dhac Iyo Dilal U Geeysan Jirtay Hooyooyinka Iyo Gabdhaha Iyo Dhalinyarada, Balse Maalmahaan Dambe Ayaa Waxaa Beegsanaaya Ciidamada Cusub Ee Lagu Soo Daayay Magaalada Si Aay U Xasiliyaan.

#Aragtidada_Ka_Dhiibo

#Ogaaw Tuug Walba Oo Shacabka Fhib U Geesta Asigana Waa In La Marsiiyaa Mid Kaas Lamida Ama Ka Daran.


Sawiraha Tuugada             |          Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Tuugada






#SHARE GAREEY.

No comments