War Deg Deg:

Axmed Madoobe Oo Muqdisho Lagu Xayiray Kadib Wadahadalo Aay Isku Af Garan Waayeen..

Like Saar


Madaxweynaha Jubaland Axamed Islam Axmed Madoobe AyaaWaxaa Lasaaray Xanibaad Dhanka Safarka Taas Oo Ah In Uusan Ka Bixi Karin GudahaMagaalada Muqdisho.
Axmed Madoobe Ayaa Horay Uga Mid Ahaa Ururka Al-Shabaab Inta Uusan Xilka Madaxweeyne Qaban.
Dowladda Somaliya Ayaa Ka Codsatay In Uu Xilka Madaxweyne Ka Dego Ama Ogolaado Tartan Lagula Galo Madaxtinimada Jubaland Taas Oo Keentay Is Afmari Waa Labada Dhinac Kadibna Xayiraad Lasaaro.

Sida Ilawareedyo Aan Ka Maqlay Ayaa Sheegaya In Axmed Madoobe Uu Diiday Lacag Dhan $4,000,000 Booqashidii Kismaayo, Si Uu Xilka Uga Dego Loogu Siiyay, Kadibna Uu Diiday, Taasi Oo Keentay In Muqdisho Lagu Wada Hadlo Mar Kale Waxaa Loo Gaaray In Looga Dhigo $10,000,000, Balse Weey Isku Af Garan Waayen.
Isfahmi Waay Kadib Waxaa Axmed Madoobe Lagu Soo Rogay Xayiraad Dhanka Safarka, Taasi Oo Ah In Uu Magaalada Muqdisho Ka Bixin.

Magaalada Kismaayo Ayaa Waxa Ka Socda Olole Xilka Looga Qaadaayo Axmed Madoobe Inta Uu Xabsi Guriga Ku Jiro.

#Aragtidaada_Ka_Dhiibo

No comments