Akhriso:-Hay’adda Culumada Soomaaliyeed Oo Bayaan Ka Soo Saartay Xiisada Siyaasadeed Ee Ka Taagan Dalka
Bayaan Ka Soo
Baxay Culumada Soomaaliyeed Ayaa Lagu Sheegay In Ay Ka Welwelsan Yihiin Khilaafka
Siyaasadeed Ee U Dhaxeeya Xukuumadda Iyo Golaha Shacabka Soomaaliya.
Bayaanka Ayaa Lagu Sheegay In Culumada Soomaaliyeed Ay Diyaar U
Yihiin In Ay Ka Qeyb Qaataan Xalinta Khilaafka,Iyaga Oo Ugu Baaqay
Xildhibaanada In Ay Ilaaliyaan Nidaamkii Iyo Xeer Hoosaadka Ay Dhigteen.
Hoos Ka
Akhriso Bayaanka Ka Soo Baxay Hay’adda Culimada Soomaaliyeed.