Madaxweeyne Farmaajo Oo Hambalyo U Diray Saxaafadda Soomaalida.

Like Saar

Madaxweeynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo Ayaa Maanta Hambayo  Iyo Bogaadin  U Diray Warbaahinta Soomaalida, Qeeybaheeda Kala Duwan ,Gaar Ahaan Suxufiyeenta Soomaaliyeed. Iyada  Oo Maanta Loo Dabaal Degaayo Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka.
War Qoral Ah Uu Madaxweynuhu Soo Dhigay Barta Uu Ku Leeyahay Twitter-ka Ayuu Ku Sheegay In Aay Bogaadin Badan U Dirayaan Warbahinta Soomaalida Iyo Saxafiyiinta Soomaaliyeed, Iyadoo Aay Maanta Ku Asteysan Tahay Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Caalamka (World Press Freedom Day).
Waxa Uuna Yiri:- “Waxaad Muujiseen Adkeysi Iyo Ballanqaad Ku Adaan Hawshiina, Xitaa Aad Ku Hoos Shaqeysaan Xaalladda Adag
Ugu Dambeyntii, Waxa Uu Madaxweeynaha Jamhuuriyadda Ayaa Sheegay In Dowladda Uu Hogaamiyo Aay Ka Go’an Tahay Dhoowrista Xorriyadda Hadalka, Oo Ah Xuquuq Ku Dhowrsan Axdi-qarameedkeemma Kmg Ah.

Post Comment

No comments