War Deg Deg:

Sheeko Sheekh Iyo Nin Kale Ku Dhex Martay Diyaarad Dusheed.

Like Saar


Nin Sheikh Ah Ayaa Diyaarad Uu Saarnaa Dhinac Fariistay Nin Cadaan Ah Oo Aan Muslim Ahayn.
Ninki Ayaa Weydiiyay, Shaqadaadu Maxay Tahay?
Sheekhi: Diinta Alle Ayaan U Adeegaa

Ninki: OK, Wadaad Muslim Ah Baa Tahay. Hal Dhibaato Ayaan Ku Qabaa Muslimkiina. Dumarkaa Dulmisaan (Cadaadisaan)
Sheekhi: Sidee Dumarka U Dulminaa?
Ninki: Iyagoo Dhan Baad Dabooshaan, Guriga Ayaadna Ku Haysaan.
Sheekhi Xoogaa Yar Buu Fakiray Isagoo Is Leh Sidee Ugu Haboon Ugu Sharaxdaa Oo Uu Fahmi Karaa Ayaa Yiri, Dhibaato Ayaan Ku Qabaa Dadkiina. Lacagta Ayaad Dulmisaan?
Ninki: Maxay?? Sidee Lacagta U Dulminaa???
Sheekhi: Lacagta Waxaad Ku Qarisaan Boorsa Yar Jeebka La Gashado, Bankiga Iyo Khasnado Shub Ah Oo Adag. Waad Dabooshaan. Maxaad Banaanada Dadka Ugu Soo Bandhigi Weydeen Haday Tahay Wax Qurux Badan.
Ninki: Waa La Xadayaa Hadaan La Daboolin, Xaqiiqdi. Waana Wax Caadi Ah In Lacagta La Daboolo Oo La Qariyo.
Sheekhi: Lacagta Waxaad U Qarisaan Qiimo Ayay Leedahay, Waxaan Annaguna Siinaa Qiimaha Dhabta Ah Ee Dumarkeena U Qalmaan Iyagaana Lacag Ka Qiimo Badan. Sidee Darteed, Dheemantan Qaaliga Ah Looma Soo Bandhigo Dadka Oo Dhan. Waxaa Loo Xijaabaa Si Sharaf & Karaamo Leh.
Dheh Maasha Allaah Haddii Jawaabta Sheekha Ku Qancisay.
Share – Sii Faafi Hadii Aad Aaminsan Tahay In 
Dumarka Muslinka Ku Qurux Badan Yihiin Asturnaanta


No comments