War Deg Deg:

AQRISO Xubintii Ma Ogtahay, Wararkii ugu waaweynaa ee adduunka iyo dhacdooyin layaab leh... Wax badan Ogow 👍🏾

Like Saar
AQRISO Xubintii Ma Ogtahay, Wararkii ugu waaweynaa ee adduunka iyo dhacdooyin layaab leh... Wax badan Ogow 👍🏾
• Ninka ugu wasaqda badan aduunka ayaa lasoo ogaaday. Waa 80 sano jir Amou Hajji oo ku nool buuraha Iran, mana qubeysan 60 sano oo xiriir ah
• Madaxweynaha wadanka Filipin Rodrigo Duderta oo xildhibaanada wadankaasi ay ku kacsan yihiin ayaa meel fagaare farta dhexe ugu taagay, isagoo yiri “dhamaantiin fartaan idin taagay, wax aad tihiin malahan.
Magaalada Heydarabad, India ayaa 7 kun oo kuwa wadooyinka jiifta kamid ah la xiray madaama isbuucan magaalada ay soo booqaneeyso Ivanka Trump oo uu dhalay madaxweynaha Mareykanka
• Ma Ogtahay xarumaha ganacsiga ee ku yaala Muqdisho ayaa waxey bixiyaan bil walba lacago lagu sheegay Zako joogta ah oo dhan 70 ilaa 100 kun oo dollar
- Hey’ada Monitoring Group ayaa sheegtay in Ganacsatada waaweyn ay lacago badan siyaan kooxaha ka dagaalama Somaliya
• Gabar 22 sano jir ah ayaa beerkeeda si free ah ugu deeqday fanaanada caanka Selena Gomes oo muddo 3 sanadood beerka ka jirneed.
- Malia waxey taageero weyn u tahay fanaanada reer Mareykan Salena Gomes, waxeyna sheegtay in ay nasiib leedahay hadiiba beerkeeda ay siisay fanaanadii ay waligeed taageersaneed
• Sheeko layaab leh ayaa ka dhacday Pakistan markii qoys ninka gabadhooda kasoo doontay ay ku xujeeyeen inuu markahore iska soo dhiibo teleefonkiisa
- Qoska ayaa ninka ku xujeeyay kaliya inuu telkiisa soo dhiibo si loo baaro Facebook-giisa, Watssup iyo Snapchat. Waxaa laga fiirinayaa inuu xiriir la leeyahay gabadho kale
• Gabar kamid ahayd kuwa shaqaalaha shirka GT ayaa Donald Trump ku tiri “Awoowe halkaas ayaad leedahay”.
Trump intuu qoslay ayuu ugu jawaabay Oo kaalay ma Kim Jong Un ayaa adeer kuu ah? maba u ekidee kkkkkk
• Koobka Aduunka 2018 lagu qaban doono Ruushka waxaa ka maqan Italy, USA, Holland iyo Chile lakin taas badalkeeda ku dhowaad 6 wadan oo muslimiin ah ayaa ka qeyb galaya
• Wali tirinta codadka doorashada madaxtinimada Somaliland ayaa socota, waxaa la filayaa in lagu dhawaaqo maalinta Jimcaha qofka Somaliland hogaamin doona ilaa 2022
• Ma Ogtahay in kalluunka ama malaayga loo yaqaano dolphine in uu ku hurdo kaliya hal il
• Ma ogtahay in ilmaha marka ay dhashan aysan laheen lafta jilibka dul saaran oo loo yaqaan ( kneecap)
• Ma Ogtahay Zayid Binu Xaaris inuu yahay saxaabiga kaliya ee lagu sheegay quraanka kariimka
• Mase Ogtahay in qofka u dhashay Qadar sanadkii soo gali karto 81 kun oo dollar. Halka qofka Somaliga ah 81 kun oo dollar ay ku qaadato inuu helo 15 ilaa 20 sano
XIKMADA CAAWA: Hasii eegin dib iyo wixii tegay, ma jiro qof orodka ku guulaysta isagoo xaga danbe eegaya
Hadii aad aqrisay qoraalkaan qodobkee ka heshay? Mahadsanid


Ka Faaidaysi Wacan |Soo Dhawaada.
FIKIRKAAGA HALKAAN NOOGU REEB ADIGOO ISTICMAALAYA
FACEBOOK COMMENTS

No comments