War Deg Deg:

U Hiili Xaas-kaaga, (Ooridaada). Sii Akhriso.|KADARSHE|2018.

Like Saar


See Ugu Hiiilin Kartaa Xaaskaaga (Ooridaada).?
Shalay Waxeey Aheeyd Gabar, Waxeey Ku Nooleed Guriga Qooys-keeda,  Waxaa Masuul Ka Ahaa Waalid-keeda, Waxa Aay Mar Waliba U Baahan Tahay Dabari Jiray Waalid-keed.

Maanta Waxa Aay Noqotay Xaas-kaaga (Ooridaada) Waxaay Kaaga Soo Tagtay Famil-keeda, Waxa Aay Diyaar U Tahay Dhaqan, Reer-keeda Dhisato, Sidoo Kale Waxaa Kor-ka Kaa Fuulay Masuuliyaddii Waalid-ka Haayay, Waxeey U Baahan Tahay Hiil-kaada Ama Caawintaada Si Walba Aay Ahaatoba.

Xaas-kaaga Adiga Ayeey Kaaga Soo Go’aday Gurigoodii Aabo Iyo Hooyo, Ogoow Iga Oo U Baahan Ayeey Kaaga Soo Go’day Mar-kaas Ayeey Adi Isku Kaa Soo Dhiibatay, Waxeeyna Diyaar U Noqotay Ineey Nolosha Kula Qeeyb Sato Gurigeeda Dhisato.

Waxeey Kuu Dhashay Ubad , Kuwaasi Oo Qaadanaaya Magacaada Ama Abtirsiinadaada.
Xaas-kaaga Farxaddeedu Waa Adiga Farxaddaada , Mar Waliba Aad Faraxsan Tahay Waa Ku Faraxdaa, Murugadaadana Waa Murugadeeda.

Ugu Hiili Ama Ku Saacid Hoowsha Guriga Xaas-kaada Adigoo Sameeynaaya Codsigeeda Tixgelinaaya Mar-kaas Waxaay Kuu Noqon Doontaa Raaliyo (Ooriyo Janno, Xilo Janno) .

Haku Eegin Hoowsha Ballaaran Aay Guriga Ka Heeyso , Ogoow Ceeb Maaha Inaad Caawiso Xaas-kaaga, Gurigaadana Aad Ka Fikirto Ama Reer-kaada.

Nimcada Iyo Farxadda Aduunyo Waa Nin-kii Helaa Naag Baari Ah.
Fadlan Ha Hilmaamin #SHARE inaad Dhahdo Qormadaan Gaaban.


Journalist   |   Personal Blog   |   Graphic Design
: + 252615980809
P: + 252612912616
Siinaay Street, Bondhere District, 
Mogadishu - Somalia

No comments