LAMAANAHA | Cilmigu Wax Walba Oo Nolosha Ku Saabsan Ayuu Hagaa Ee Halabarto.
Xuquuqda Ninku Ku Leeyahay Gabadha:
Xuquuqda Ninka Ku Leeyahay Xaaskiisu Ayaa Ah Xuquuq Aad U Sareysa (Badan) , Waliba Ninka Ayaaba Faro Dheer (Ka Xuquuq Badan), Siduu Ilaahay dhahay:
( ولهن مثل الذي عليهن بالمعروف وللرجال عليهن درجة )
البقرة/228.
(Haweenkuna Waxa Aay Leeyihiin Wax Lamid Ah Waxa Korkooda Ahaaday (Oo Xuquuqa), Raggaana Darajo Dheer).
[Suuratu Al-baqarah:228]
Aayadan Wax Aay Tilmameysaa In Lamaanaha Is Qabaa Aay Isku Leeyihiin Xuquuq Labadooda,
Laakiin Ninku Uu Leeyahay Xuquuq U Gaar Ah Oo Aaysan Gabadha La Wadaagin,
Sidoo Kale Gabadha Aay Leedahay Xuquuq Aaney Ninka La Wadaagin.
Ibnu Carabi Waxa Uu Dhahay: Daliilkaan Waxa Uu Tilmaamayaa In Ninka Xuquuqdiisu Ka Weyntahay Xuquuqda Gabadha.
Xuquuqda Ninka Uu Leeyahay Waxaa Kamid Ah:




عن أبي هريرة رضي الله عنه قال : قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : ” إذا دعا الرجل امرأته إلى فراشه فأبت فبات غضبان عليها لعنتها الملائكة حتى تصبح ” رواه البخاري ( 3065 ) ومسلم ( 1436 ) .
Abuuhurayra Waxaa Laga Wariyay Ilaahey Raali Haka Ahaadee In Uu Yiri:
Rasuulkii Ilaahey (SCW) Uu Yiri:
" Haduu Ninka Xaaskiisa Ugu Yeero Furaashka (Gogosha) Oo Aay Diido, Kadibna Ninka Seexdo Isaga Oo Careysan (Xanaaqsan), Waxa Lacnadeysa Malaa'ikta Inta Uu Waaga Ka Baryaayo"
Haweneydo Hadii Aay Diido Ninkeeda Iyada Oo Sababo Caafimaad Ama Diimeed Aysan Jirin Waa Xoogi Karaa.
Mahadsanid Akhrintaada.
Wixii Talo Iyo Tusaale Inoo Reeb, Bulshadana Fariin Kale Lawadaag.
Post Comment