War Deg Deg:

Gabadha Madaxweyne Trump Uu Dhalay Iyo Gabadha Madaxweyne Kim Jong-Un La Dhalatay Oo Halmeel Ku Kulmaya.

Like Saar

Gabadha Madaxweeynaha Mareeykanka  Doland Trump Uu Dhalay Iyo Gabadha La Dhalatay Madaxweeynaha Kuuriyada Waqooyi Kin Jong-Un Ayaa Isugu Tagaaya Hal Goob. Iyagoo Laga Yaabo In Aay Isku Jirsadaan Masaafo Aad U Gaaban Oo Aay Indhahooda Iska Qaban Karaan.
Gabadha Uu Dhalay Madaxweeynaha Mareeykanka Doland Trump Ayaa Lasheegayaa In Aay U Socdaali Doonto Wadanka Kuuriyada Koonfureed, Iyada Oo Ka Qeeyb Gali Doonta Ciyaaraha Olimbikada Oo Dhawaan Halkaas Ka Furmi Doono.
Gabadha Trump Ayaa Xil Sare Ka Heeysa Aqalka Cad Ee Mareeykanka.
Sidoo Kale Gabadha Madaxweeynaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-Un Ayaa Lasheegayaa In Aay U Safreeyso Wadanka Kuuriyada Koonfureed Si Iyaduna Ugu Qeeyb Gasho Furitaan-Ka Ciyaaraha Olimbikada Oo Dalkaas Ka Furmaayo.

Gabadhaani Oo Saameeyn-Teeda Badan Tahay, Ayaa Waxaa Lagu Magacaabaa  Kim Yo-Jong Oo Ah Gabadha Ugu Yar Qoyska Kim Jong-Il Hoggaamiyihii Hore Ee Kuuriyada Waqooyi.
Madaxweynaha Mareykanka Doland Trump Ayaa Gabadhiisa Ka Codsaday Inaay Ka Qeeyb Gasho Tartanka Ciyaaraha, Waxaana Lagu Magacaabaa Ivanka Trump
Labadaan Madaxweeyne  Doland Trump Iyo Kim Jogn-Un  Ayaa Marar Badan Warbaahinta Isaga Hanjabeen.
Kuuriyada Waqooyi Ayaa Mareeykanka Ugu Hanjabtay In Aay Ku Garaaceeyso Hubab Nukliyeer Ah Oo Daqiiqado Gudaheed Mareeykan-Ka Ku Urburineeyso.
Sidoo Kale Madaxweeynaha Mareeykan-Ka Ayaa Ku Hanjabay In Uu Duulaan Kusoo Qaadi Doono Hadii Aaysan Joojin Soo Saaridda Nukliyeerka.