War Deg Deg:

Ma Jeceshahay Naftaada Iyo Ehel-kaaga? Sii Akhri.....|KADARSHE | 2018.

Like Saar

Haweeneey Ayaa Weeydiisay Sheekh Caalim Ah: “Maxaan Ku Sameeyaa Caruurteeyda Si Aan Salaad Subax Ugu Kiciyo Weey Ku Adag Tahay Ineey Toosaan Hurdadooda Oo Aad U Culus Darteed?
Sheekhi Ayaa Yiri: “Maxaad Sameeyn Laheeyd Haddii Guriga Dab Qabsado Iyagoo Hurdaya?”
Haweenaydia: “Waan Ka Kicin Lahaa”
Sheekhii: “Laakiin Haddii Hurdadoodu Aay Culus Tahay Kawaran?”
Haweenaydi: “Walaahi Waan Toosin Lahaa Ama Gacanta Intaan Kasoo Qabto Ayaan Soo Jiidi Lahaa Si Aan U Badbaadiyo!”
Sheekhii Ayaa Ka Dib Yiri: “Haddii Tani Aay Tahay Waxa Aad Sameeyn Laheeyd Si Aad Uga Badbaadiso Dabka Dunida, Ku Dadaal Oo Sameey, Sidi Aad Uga Badbaadin Lahayd Naarta Aakhiro.!”
Alle SWT Wuxuu Quraanka Kariimka Ku Yiri, Kuwa Xaqa Rumeeyoow Ka Dhoowra Naftiina Iyo Ehelkiinna Naar Lagu Shido Dad Iyo Dhagax Aay Kana (Shaqeeyaan) Malaa’ig Adag Oo Daran Oon Eebe Ku Caasiyeyn Wuxuu Faro, Falana Iyo Wixii La Amro
Alle SWT Hanagu Daro Kuwa Naarta Laga Xoreeyo. Allaha Nawada Hanuuniyo Dhamaan.
Share Gareey – Sii Faafi Walaal